DHAGEYSO:- Masuuliyiin Katirsan Galmudug Oo Gaaray Magaalada Hobyo.

0

Waxaa Magaalada Hobyo Ee Gobolka Mudug Kusii Qulqulaya Masuuliyiin Katirsan maamulka Galmudug,Siyaasiyiin Iyo Qaybaha Kaladuwan Ee Bulshada Halkaasi Oo Lafilayo In maalinimada Bari ah ay gaaraan R/wsaaraha Dalka Xasan Cali Khayre Iyo Madaxwaynha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf .

Masuuliyiinta Gaaray Magaalada Hobyo Waxaa Kamida Wasiirka Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Maamulka Galmudg Maxamed Aadan Qalabxoor Ayuu Sheegay In  R/wasaaraha soomaaliya  Halkaasi Xariga Uu Kaga Jari Doono Waddada Xiriirisa Hobyo Iyo Gaalkacyo Oo Dib-udhis Lagu sameeyay.

Halkaan Kadhagayso