Dhageyso: Madaxweyne Xaaf oo ka hadlay Xaalada Galmudug kataagan.

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa caawa ka hadlay xaflad uu u sameeyay dhalinyaro galmudug u dhalatay oo safaro ku bixiyay deegaano Galmudug kuwaasi oo soo bandhigay bilicda Galmudug.

Xaaf oo ugu horen hambalyo u jeediyay dhalinyarada ayaa kadib ka hadlay xaalada Galmudug dagaalka Galmudug ee dowlada iyo sida xaalada tahay hada.

Madaxweynaha ayaa sheegay in muqdisho uusan tagin mudo sanad ah sidoo kale cadaado uu ku maro diyaarad lakin waxa uu sheegay in uu dagaalamayo ilaa uu ka guuleesto.