Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo Ma ogalaandoono dib unoqosho.

0

Madaxweynaha JFS Mduane Maxamed C/laahi Farmaajo oo boqolaal dadweyne ah kula hadlay degmada Wardhiigley ayaa sheegay in dowladdiisa aysan u dul qaadan doonin in dib loogu laabto xaaladihii adkaa ee uu soo maray dalka.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dad yar oo leh dano gaar ah ay ka shaqeynayaan kala qeybinta dadka iyo burburinta dalka.

Sidoo kale waxa uu xusay in dowladda uu hoggaamiyo ay ka hortageyso dhibaatooyinakaasi, kana shaqeyn doonto horumarka Soomaaliya.