DHageyso: Madaxweynaha Somaliya oo Marlabaad ugu yaboohay Cafis.

0

Maxamed C/laahi Farmaajo Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya  ayaa sheegay in mar kale Dowladdu ay cafis u fidineyso haddii ay isa soo dhiibaan dhalinyarada ku jirta Xarakada  Al-Shabaab ee lamarin habaabiyey.

Dhanka kale Madaxweynuhu Waxa uu sheegay in ay dowladda ka heli doonaan nolol wanaagsan iyo in si wanaagsan loola dhaqmo, isaga oo sidoo kale ku baaqay in ay ka faa iideystaan fursada ay dowlada Federaalka Soomaaliya siisay.

sidoo kale Madaxweynaha waxuuu sheegay in Dowladda ay ka go’an tahay sidii guud ahaan dalka looga saari lahaa Al-Shabaab.