Somali News

Dhageyso: Madaxweynaha Puntland Siciid Deni Dowlada Waxay naga hor istaagtay Dhismaha Labo Dekadood.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdulalahi Deni ayaa sheegay in Puntland ay dhowr jeer dowladda Somaaliya ka codsatay inay ka caawiyaan mashaariic laga fulinayo dekado ku yaalla Magaalooyinka Puntland.

Waxaa uu sheegay in Xukuumadii ka horeysay ee Cabduweli Maxamed Cali Gaas ay qoraalo u dirtay dowladda Federalka balse aysan kasoo jawaabin sidoo kale Ra’iisul Wasaare Kheyre uu diiday in uu dhagax-dhigo dekadda deegaanka Garacad ee Gobolka mudug.

Related posts

Akhriso: Warqad xasaasi ah oo beesha hawiye ay u direen farmaajo iyo kheyre maxaase ku qoran?

Tifaftiraha K24

Madaxweyne Xassan oo Maanta ku wajahan Magaladda Cadaado

admin

Dhagayso:- Doorashadda Gudoomiyaha Barlamaanka Koonfur Galbeed oo Maanta dhacaysa

Tifaftiraha K24