Somali News

Dhageyso:- Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Khilaafka Baarlamaanka iyo Xukuumadiisa

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo duleedka magaalada Garoowe ee caasimada Puntland kulan qado sharaf ah kula qaatay labada golle ee dowlada ayaa waxa uu kahadlay khilaaf udhexeeyay golaha Wasiirada iyo golaha Baarlamaanka Puntland kaas oo xitaa sababay in xilka looga qaado gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Puntland Cabdixakiin dhoobo.

Deni waxa uu sheegay in mararka qaar ay imaanayso xaalad ay dooda kululaato oo lakala aragti duwanaado balse waxa uu sheegay in waxaas oo dhan laxalin karo hadii si sharci ah lagu wada shaqeeyo.

Dhanka kale waxa u sheegay in nidaamka dowliga ah ee Soomaliya uu ku dhisanyahay qaab ehelnimo ah taasna ay sii xoojineyso inaysan aad ukala fogaan amaba kala tagin goloyaasha dowlada.

Related posts

TOP NEWS: Madaxweyne Xasan Shiikh oo Qiray in Alshabaab ay dib usoo Noolaanayan Awoodoodana ay Soo Koreyso

admin

DEG DEG: Saxafiyiinta Muqdisho oo Goordhaw looga yeeray Madaxtooyada Soomaliya Maxaase soo kordhay???

Tifaftiraha K24

Qaar la mid ah Hobolaadii waabari oo hees ka sameyay Xasuuqa kenya ay ka wado Gedo

admin