Animation

Dhageyso: Madaxweynaha Galmudug oo Shirka ka socda Galkacyo ka sheegay in Galmudug aysan Marnaba Aqbali doonin in loogu yeero Magaca……

one response
Saturday November 12, 2016 - 1:01 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/Kariim Xuseen Guulled ayaa Hadal ka Jeediyay Shirka Xal loogu Raadinaayo Colaada Galkacyo ee ka socda Garoonka diyaaradaha Magaalada Galkacyo.

Cabdikariin Guuleed ayaa sheegay in xalka waara ee Gaalkacyo uu ku jiro wada hadal qoto dheer oo la yeesho, isagoona intaas ku daray in Siyaasada iyo Waxgaradkaba ay muhiim tahay wada hadalka inay qayb ka noqdaan.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Madaxweyne Guulled sidoo kale wuxuu sheegay in aysan Marnaba Aqbali doonin in Galmudug loogu yeero Alshabaab ama la dhaho Galkacyo waxaa ku dagaalamaya Puntland iyo Alshabaab.

”Alshabaab ma nihin mana ahan in anaga nala ku sheego Argagaixiso” Ayuu yiri Madaxwayne Guulled

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka Madaxweyne Guulled 

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

One thought on “Dhageyso: Madaxweynaha Galmudug oo Shirka ka socda Galkacyo ka sheegay in Galmudug aysan Marnaba Aqbali doonin in loogu yeero Magaca……

Comments are closed.