Animation

Dhageyso: Madaxweynaha Galmudug oo qeylo Dhaan Xoogan u diray Beesha Caalamka iyo Dowlada Federaalka Xili ay sii Kordheyso ……

no responses
Monday November 14, 2016 - 7:34 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug C/Kariim Xuseen Guulled ayaa Ka Hadlay Abaarta ba’an ee ka jirta qeybo kamid ah Gobolada Dhexe ee Soomaliya.

Madaxweyne Guulled ayaa Baaq Cod dheer ku diray in si deg deg ah loogu Gurmado Qoysaska ay Saameysay Abaarta xoogan .

Guulled ayaa qeylo dhaan u diray Dowlada Federaalka iyo Beesha Caalamka in ay usoo Gurmadaan Dadka ay Halakeysay Abaarta xoogan ee ka jirta Gobolada Dhexe .

Dadkii ka barakacay Dagaalka Galkacyo waxaa Hada la soo darastay Abaar xoogan Iyadoona ay sidoo kale Abaarta ay si xoogan uga jirta Gobolada dhexe ee Soomaliya sida Galgaduud iyo Gobolada Kale.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka