Animation

Dhageyso: Madaxweynaha Galmudug oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Hirshabeele

no responses
Monday October 17, 2016 - 7:23 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/Kariim Xuseen Guulled oo Maanta ka qeyb galay Doorashada Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele iyo Ku Xigeenkiisa ayaa waxa uu Hambalyo u diray Madaxda Cusub ee la doortay.

Madaxweynuhu Wuxuu Amaan u jeediyay in Habka ay u dhacday Doorashada ay aheyd Mid Xalaal ah oo si Hufan oo qanacsanan ay ku jirto u dhacday.

” Waan u Hambalyeynaaya Madaxweynaha Cusub ee loo doortay Hirshabeele waana ku faraxsanahay Maamulkaan Cusub ee Beermay Islamarkaana dhameystirtay Dhismahooda si Hufan oo Cadaalad ah” ayuu yiri Madaxweyne Guulled oo ka hadlay Doorashada kadib.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka