Dhageyso: Madaxwayne Farmaajo oo sheegay in Dalka lagu soo duulay.

0

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya  oo  tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta booliska Soomaaliya.

Madaxwaynaha oo ka hadlaayey Xaflad tababar loogu soo xiraayey Ciidamada daraawiishta Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in Dalka lagu soo duulay.

Waxa uu Madaxweyne Farmaajo ku baaqay in Shacabka Soomaaliyeed ay ka hortagaan cadawga soomaaliya ee dalwalba uga soo duulay sida uu hadalka u dhigay.