Somali News

Dhageyso:-Macwiisleyda Iyo Al-Shabaab Oo Ku Dagaalamay Gobolka Hiiraan

Wararka aan ka heleyno deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa waxaa a sheegayaan in halkaas xalay dagaal Culus uu ku dhexmaray Kooxda la magac baxday Macwiisleyda iyo dagaalamayaasha Al-shabaab.

Dagaalkan ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii rag ka tirsan Macwiisleyda ay weerar ku qaadeen Saldhig Al-shabaab ay ku lahaayeen deegaan lagu magacaabo Deegaanka Ceel-waare oo ku yaalla Gobolka Hiiraan,isla markaana waxaa intaasi kadib xigay dagaal socday mudo ka badan hal saac.

Related posts

Xildhibaan Axmed Macalim Fiqi oo daaha ka qaaday Xaafiisyo Cusub oo Qarsoodi ah uga furan Magaalada.

gurey

Daawo: Madaxweyne Axmad Madoobe oo Kismaayo ku laabtay ayaa faah faahiyay shirkii Amniga Qaranka iyo Heshiiksii ONLF iyo Itoobiya

admin

Imaaraadka Carabta oo Muqdisho ka qaaday qaar ka mid ah dhaawacyadii Qaraxii Zoobe.

admin