Animation

DHAGEYSO: Maamulka TV-ga Universal oo si Deg Deg ah uga hadlay Xariga Ajakis sheegayna in uu…

no responses
Saturday January 21, 2017 - 6:10 under Breaking News by admin
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Iyadoo weli Magaalada Hargeysa uu ku xiran yahay Majaajiliistaha Caanka ah ee Ajakis ayaa waxaa soo baxaya warar kala duwan oo ku saabsan xarigiisa .

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Agaasimaha TV-ga Universal ee Bariga iyo Bartamaha Africa C/laahi Kulmiye ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Xariga Magaalada Hargeysa loogu geystay Majaajilistaha Weyn ee Cabdi Muriidi Dheere(Ajakis) oo ka mid ah Howldeeda Universal.

Agaasimaha ayaa ugu baaqay Madaxda Soomaaliland in Xoriyadiisa la siiyo Ajakis oo xili uu ku guda jiray Safar Shaqo ay Xabsiga dhigeen Ciidamada Hay’ada Nabad Sugida Soomaaliland, waxa uuna intaa hadalkiis ku daray Mas’uuliyiinta Soomaali-land oo Xiriir ay la sameeyey ay Sheegeen Su’aalo ay Weydiinayaa Majaajilayste Ajakis.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.