Animation

Dhageyso: Maamulka Puntland oo wax kabadal ku Sameeyay Liiska Xubnaha Aqalka Sare xili ay soo Gudbiyeen Masuuliyiin …..

no responses
Sunday October 16, 2016 - 3:20 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Maamulka Puntlad ayaa wax ka badal ku Sameeyay Xubnaha Musharixiinta Aqalka iyadoona Puntland ay Liis cusub u gudbisay Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Heer federaal.

Liiska Xubanaha u sharaxan Aqalka sare ee Puntland metelaya.

1.Saynab Xaashi Biixi
waxaa la tartamaya
Shugri Aadan Maxamed
Xaawo Caynab Cabdi

2.Hodan Maxamuud Cismaan
waxaa la tarmaysah
Basro Cumar Geele

3.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake
waxaa la tartamaysa
Aamino Aadan Cabdulaahi

4.Cabdiraxmaan Maxamed Faroole
waxaa la tartamaya
Cabdimahad Abshir Cismaan

5.Siciido Xasan Cismaan
waxaa la tartamaya
Axmed Cabdale Tigaana
Siciid Maxamuud Aadan
Maxamed Maxamuud Cali Bile

6.Cabdirisaaq Cismaan Xasan Juurile
waxaa la tartamaysa
Hodan Ismaaciil Cilmi

7.Maxamuud Axmed Maxamuud
waxaa la tartamaysah
Faadumo Siciid Maxamed

8.Maxamed Siciid Xirsi Moorgan
waxaa la tartamaya
Maxamuud Cali Siciid
Bootaan Bare Samatar

9.Cabdixakiin Axmed Xaashi
waxaa la tartamaya
Mahad Daahir Shiikh Nuur
Cabdulqaadir Faarax Shaaciye

10.Cali Ismaaciil Cabdigiir
waxaa la tartamaya
Shugri Cabdulaahi Maxamuud
Farxaan Cali Xuseen

11.Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dheere
waxaa la tartamaya
Siciid Maxamed Cali
Faarax Cawada Jaamac

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka

Facebook Comments