Dhageyso: Maamulka Puntland oo laga Mamnuucay.

0

Wasiirka wasaaradda amniga Maamulka Puntland, ayaa sheegay in ay gabi ahaanba mamnuuceen in hub la keeno deegaanada Puntland isla markaasna laga ganacsado iyo amaba hub lala galo goobaha ay kamid yihiin garoomadda diyaaradaha iyo dekaddaha, waxaana uu Mr. Gallan uu si gaar ah uga hadlay xaaladaha amaan ee magaalada Bosaso oo uu sheegay in ay wadaan hawlgalo amaanka lagu xaqiijinayo.