Dhageyso: Maamulka Puntland oo ka hadlay xiisada kataagan Gobolka.

0

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa salaadda ciidul Fidriga garoonka kubadda cagta Mira Awaare kula oogey shacabka Garoowe.

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo khudbad u jeediyay boqolaal ruux oo salaada ka qeyb gashay  ayaa ka hadlay xaaladaha guud ee deegaanada Puntland xiisada ka taagan Gobolka sool ee Puntland kala dhaxeeysa Soomaaliland iyo qodobo kale.