Dhageyso: Maamulka Puntland oo eedeyn usoo jeedisay Ra’isal Wasaare Kheyre.

0

Puntland ayaa ku eedeysay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre inuu ogaal la’aan ku booqday waqooyiga magaalada Gaalkacyo oo ay maamusho Puntland.

Wasiirro ka tirsan Puntland oo  warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inuu ra’iisul wasaaraha uu dhinac maray soo dhaweyn iyo hab-maamuus ay u diyaariyeen, taas bedelkaada inuu tagay garoonka cayaaraha ee waqooyiga Gaalkacyo si ogaal la’aan ah.