Animation

Dhageyso: Maamulka Gobolka Hiiraan oo Digniin u diray Odayaasha Dhaqanka Gobolkaasi in Shirar Siyaasadeed ay ku qabtaan Beledweyne kaasi oo Dowlada aysan soo fasaxin

no responses
Monday October 17, 2016 - 12:33 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

War ka soo Baxay Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa lagu Mamnuucay in Magaalada Beledweyne lagu qabto Shirar Siyaasadeed oo aysan Fasaxin Dowlada Federaalka Soomaliya.

Maamulka Wuxuu Mamnuucay in Gudaha Magaalada ay ka dhacaan Shirar Lagu sheegayo Maamul u Sameyn oo Maalmihii lasoo dhaafay ka socday Magaalada Beledweyne.

Guddoomiye Kuxigeenka Amniga Maamulka Gobolka Hiiraan Axmed Inji ayaa sheegay in maamulka Gobolka Banaadir uu soo saaray Amar lagu Mamnuucaayo in Magaalada Baledweyne lagu qaban karin Shir aan Fasax looga haysan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Guddomiye ku Xigeenka wuxuu Intaasi ku daray in maamulka Gobolka Hiiraan uu Wakiil uga yahay Dowlada Federaalka Gobolkaasi Sidaasi darteed wax aysan dowlada Fasaxin aan Magaalada lagu qaban karin.

Hadalkaan ka soo baxay Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa waxaa uu kusoo Beegmaya Iyadoo Magaalada Beledweyne dhawaan looga dhawaaqay Maamul ka Madax Banaan Hirshabeele iyadoona Odayaasha Dhaqanka Gobolkaasi ay ku dhawaaqeen Maamul Cusub oo loogu Magac daray Hiiran State Waxaana Xusid Mudan In Beledweyne lagu Ansixiyay Dastuurka uu ku shaqeyn doono Maamulka Hiiraan State loogu Magacdaray.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka 

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.