Animation

Dhageyso: Maamulka Gobolka Gedo oo soo bandhigay Magaca Sargaal Sare oo Shabaabka kasoo goostay oo Hada ku sugan garbahaarey

no responses
Tuesday January 10, 2017 - 5:40 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Sarkaal hore uga tirsanaa ururka Al-Shabab ayaa la sheegay inuu isku soo dhiibay mas’uuliyiinta Gobolka Gedo ee dawladda Soomaaliya.

Xubintan ka tirsan Al-Shabab ee isa soo dhiibay ayaa la sheegay inuu hore mas’uul uga ahaa Garbahaarey xilligii ay ka talin jireen Al-Shabab.

Sarkaalkan ayaa waxaa magaciisa Maxamed Cabdullaahi Xaashi Ciiro.

Cismaan Nuur Xaaji Macalimow oo ah guddoomiye ku xigeenak gobolka Gedo ayaa VOA u sheegay in ninka uu isa soo dhiibay kadib markii ay ballanqaadeen in xubnaha kasoo goosta Shabaab lasoo dhoweynayo.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Wareysiga

Facebook Comments