Animation

Dhageyso: Maamul goboleed amar iyo digniin culus dul dhigay haweenka u dhaxa xubnaha alshabaab

no responses
Wednesday April 26, 2017 - 6:51 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Maamulka koonfur galbeed ayaa amar kusoo rogay haweenka ay qabaan masuuliyiinta iyo dagaalamayaasha alshabaab ee ku nool deegaanada k/galbeed.

Taliska booliska k/ galbeed ayaa amaro la xiriira haweenka ay qabaan alshabaab waxa ay maanta ka soo saareen magaalada baydhabo.

Taliyaha Ciidamada Booliska Magaalada Baydhabo Mahad Cabdiraxmaan oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada baydhabo ayaa wax auu sheegay in haweenka shabaabka u dhaxa looga baahanyahay in ay isa soo diiwaan galiyaan si loola socdo dhaq dhaqaaqooqda.

Taliyaha wuxuu sheegay qofkii aan isa soo diiwaan galin karin in uu isaga baxo deegaanada k/galbeed.

Facebook Comments