Animation

Dhageyso: Ku dhawaad 10 Ruux oo waxyeelo ay ka soo gaartay Qarax ka dhacay Maqaaxi ku taala Dagamda…

no responses
Sunday January 29, 2017 - 7:07 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Faah faahin dheeraad ah ayaa waxaa laga helaya qarax xoogan oo galinkii dambe ka dhacay Xaafada Buurane ee ka tirsan Dagmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelada dhexe.

Qaraxa oo ahaa Miino dhulka lagu aaso ayaa waxaa la galiyay goob maqaaxi ah oo ku taala Buurane iyadoona qasaaro kala duwan uu geestay.

ku dhawaad 10 Ruux ayaa la Xaqiijiyay in qaraxa ay ku dhaawacmeen waxaana dhaacayda qaarkood la gaarsiiyay Cisbitaalada Magaalada Jowhar.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Dhaawacyada la gaarsiiyay Jowhar ayaa waxa ay gaarayan ilaa 7 Ruux waxaana la sheegay in seddex kamid ah ay qabaan dhaawacyo halis ah.

Maqaaxida uu qaraxa ka dhacay waxaa inta badan ka cunteyn jiray Ciidamada Milatariga Soomaliya Inkastoo Maanta Qaraxa markuu dhacaayay aysan wax ciidan ah joogin oo dad rayid ah ay ku sugnaayeen.

Gudoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada Degmada Saalax Xaaji ayaa Warbaahinta uga waramay qasaaraha ka dhashay qaraxa ka dhacay deegaanka Bariire ee Dagmada Mahadaay hoostaga.

 

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.