Dhageyso:  Khudbadihii  Xaflada Midaynta Baarlamaanka Galmudug iyo Ahlu-suna..

0

Xaflada Si heer saro ah loosoo abaabulay ayaa waxa ay ka dhacday Caasimada Maamulka Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb.

Xafladaan ayaa gundhig yaheyd sidii loo midayn lahaa Baarlamaanka Maamulka galmudug iyo Ahlu sunna Waljameeca.

Sidoo kale Madaxa Galmudug Shiikh Axmed Shaakir ayaa ugu horeyn ka Hadlay Goobta waxaana uu sheegay in guul taariikhi ah la gaaray isagoo ka hadlay dadka waxtabanaya.

Dhakakale Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle iyo ku xigeenkiisa iyo Gudoonka Barlamaanka ayaa khudbado muhiim ah halkaasi ka jeediyay.