Animation

Dhageyso: Jubbaland oo ka hadashay waxa ay ka yeeleyso Askarigii Boosaso kusoo dhaawacay gabadha ee Hadda gacanteeda kujira

no responses
Saturday November 11, 2017 - 6:23 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Iyadoo dhawaan magaalada kismaayo lagu qabtay askari gabadh kusoo dhaawacay magaalada boosaaso kuna soo dhuuntay kismaayo ayaa waxa uu maamulka jubbaland sheegay in askarigaan ay ku wareejin doonan maamulka puntland.

Taliska Ciidamada maamulka Jubbaland ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegeen in Puntland ay ku wareejin doonaan Askari dhawaan gabadh dhib ugu geystay Magaalada Boosaaso ka dibna u soo baxday Kismaayo.

Taliyaha qeybta ciidanka Booliska Gobolka Jubadda hoose Gaashaanle Sare Maxamed Guuleed Naasir ayaa sheegay in howlgal Ballaaran oo ay sameeyeen ciidamada ay gacanta kusoo dhigeen ninkaasi.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Dhawaan ayaana askarigaan loo gacan galin doona maamulka puntland si loo waafajiyo sharciga .

Ehelada gabadha la dhaawacay ayaa sheegay in aysan cadaalad ka heli doonin puntland maadama horayba ninkaan looga soo masaafuriyay boosaaso oo si dhuumasho ah magaalada looga soo kaxeeyay waxaana ay ehelada gabadha ka codsadeen maamulka jubbaland in askarigaas ay waafajiyaan sharciga islaamka waxa uu ka qabo dambigaan uu ka galay gabadhooda.

Halkaan ka dhageyso codka

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.