Dhageyso: Janaral Galaal Habargidir oo heshiisay waa Somaliya oo heshiisay.

0

General Galaal oo kamid ahaa saraakiishii soo maratay Dalka ayaa khudbad markale ka jeediyay shirka ka socda Magaalada Hobyo.

General Galaal ayaa ka hadlay muhiimada shirka waxana uu sheegay in Somaliya heshiisay hadii Habargidir midowdo isla markana heshiis qaataan.

Waxa uu dhanka kale Generalka ka hadlay shakiga laga qabo shirka isagoo Puntland iyo Koonfur Galbeed ugu baaqay in shirka u fahmaan mid nabad ah oo ay kasoo bixidoonaan wax dani ugu jirto.