Animation

Dhageyso: Hanti-Dhowrka Guud ee Qaranka oo Arin Aad looga Yaabay ka sheegay Doorashooyinka Ka socda Maamul Goboleedyada

2 responses
Sunday November 20, 2016 - 5:19 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Dr Nuur faarx Hanti Hanti dhowrka Guud ee qaranka ayaa Si kulul ugu Hadlay Hanaanka ay u dhacayan Doorashooyinka Labada Aqal ee Baarlamaanka.

Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka Soomaaliya Dr Nuur Jimcaale Faarax ayaa sheegay in doorashada waddanka ka socota ay hadheeyeen ficillo musuqmaasuq ah oo ay ka mid yihiin codadka oo la kala iibsanayo, ku takri-fal awoodeed iyo cabsigelin.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in meelaha musuq maasuqa, gacan ka hadalka iyo awood sheegashada ay ka dhaceen ka mid yihiin Cadaado, Jowhar, Kismaayo iyo Baydhabo sida uu yiri.

“Jowhar waxaa ka dhacay ka hadal, Cadaado sidoo kale qof baa lagu dilay, bishii hore dhamaadkeeda Baydhabo nin tartamayaasha ka mid ahaa ayaa banaanka lagu celiyay, oo la yiri wuu tanaasulay, Kismaayo waxaa ka dhacday in rag ergooyinka ka mid ahaa inay isku dilaan, waxyaabahaas oo cadeymo ah ayaa heynaa”ayuu yiri Hanti dhowraha guud ee Qaranka.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Wareysiga oo Dhameystiran

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

2 thoughts on “Dhageyso: Hanti-Dhowrka Guud ee Qaranka oo Arin Aad looga Yaabay ka sheegay Doorashooyinka Ka socda Maamul Goboleedyada

Comments are closed.