Animation

DHAGEYSO : Halkan ka dhageyso warkii habeenimo ee Radio VOS oo Cabudwaaq ka imaanaya.

no responses
Tuesday November 3, 2015 - 10:30 under Breaking News by admin
mqdefault

Warka habeenimo  ee  idaacadda VOS ayaa waxaa ku maqashaan  wararka dunida oo dhan,  gaar ahaan kuwa dalka Soomaaliya  ugu xiisaha  badan.

 

Idaacaddan  oo ah midii  ugu horeysay  ee madaxbanaan  ee laga furo Kismaayo  kadib markii laga saaray Al-Shabaab  ayaa sidoo kale xarumo  ku kala leh,  Cabudwaaq,  Amsterdam,  Geneva iyo London.

Haddaba warka caawa oo xiiso gaar ah leh waxaa uu idinka imaanayaa  xarunta  VOS  ee Cabudwaaq , waxaana inoo soo jeedinaya Cumar Laki Man ee halkan ka dhageyso.