Dhageyso: Gudoomiye Jawaari oo Shaaca ka qaaday  Cida gadaal ka riixaysa  Raisal wasaare Kheyre..

0

Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari  Jawaari Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sheegay in marka hore uu Shacabka Soomaaliyeed uga mahadcelinayo dhabar adeega ay sameyeen inta uu socday khilaafka ka dhashay Golaha Shacabka Soomaaliya,isla markaana wax walba lagu dhameeyey dastuurka dalka u yaalla.

Sidoo kale Gudoomiye Jawaari oo goordhowayd shir jaraa’id waxaa uu ku qabtay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho,isaga oo kaga hadlay xiisadii ka dhalatay mooshinka lag gudbiyey iyo Ciidamada weli ku sugan Xarunta Golaha Shacabka.