Animation

Dhageyso: Guddoomiye taabit oo magacaabay golaha amniga gobolka banaadir yaase xubno ka ah golaha???

no responses
Tuesday May 9, 2017 - 6:37 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Wareegto ka soo baxday guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa muqdisho thabt cabdi maxamad ayaa waxaa uu ku magacaabay golaha amniga gobolka banaadir.

Golahanaan wuxuu ka kooban yahay 7 xubnood oo saraakiil iyo mas’uuliyiin isugu jirta.

Golaha amniga waxxaa guddoomiye u ah guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa muqdisho thabit cabdi maxamad.

Hadaba halkaan ka aqriso xubnaha guddiga amniga gobolka banaadir.

1- Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Gobolka Banaadir ee dhinaca Amniga

2- Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir – Xubin iyo isu duwe

3- Kuxigeenka Xeer Ilaaliyaha Qaranka Xubin

4- Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Xubin

5- Taliyaha Nabadsugida Xubin

6- Taliyaha Qeybta 12-ka April ee Ciidamada Xoogga dalka Xubin

7- Taliyaha Xabsiga Dhexe ee Xamar. Xubin

Afhayeenka Gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane ayaa Warbaahinta u aqriyay Magacaabista Guddiga Amniga Gobolka Banaadir.

Halkaan ka dhageyso wareegtada oo afhayeenka uu aqrinaayo

Facebook Comments