Animation

Dhageyso: Guddoomiye Ku Xigeenkii Degmada Xaafuun Ee Maamulka Puntland oo La Dilay yaase dilay.

no responses
Thursday December 7, 2017 - 11:37 under Maqaalo iyo Warar by gurey
mqdefault
Spread the love

Dilk Marxuumka ayaa yimid, kadib  muran soo kala dhex galay isaga iyo taliyaha Degmadaasi.

Waxaana rasaas uu furay taliyaha ku dhintay Guddoomiye ku xigeenkii Degmada Xaafuun ee Maamulka Puntland, sida ay xaqiijiyeen ilo deegaanka ah .

 

 

Facebook Comments