Animation

Dhageyso: Galmudug oo War Muhiim ah ka soo saartay Doorashada Aqalka Hoose ee Cadaado ka socota

no responses
Friday November 25, 2016 - 4:10 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi (Carabey) oo la hadlay warbaahinta ayaa faah faahin ka bixiyay Doorashada xubnaha xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka socda Magaalada Cadaado.

Xaashi Carabey ayaa sheegay in Doorashada ay Meel wanaagsan mareyso Islamarkaana Ergada ay ku Howlanyihiin in ay Doortaan Kuraasta ka dhiman Aqalka Hoose ee Galmudug.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug wuxuu kaloo xusay in Maalmaha soo socda ay soo gaba gabeyn doonan Doorashooyinka Aqalka Hoose ee Galmudug kuwaasi oo ka socda Magaalada Cadaado.

wuxuu soo Hadal qaaday Dhacdadii ka dhacday Magaalada Cadaado ee lagu dilay Mid kamid ah Ergada Beesha Murasade isagoona sheegay in arintaasi ay ku dhacday si Kam ah oo shil ay aheyd.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka