Animation

Dhageyso: Galmudug Maxay ka tiri Dagaalkii shalay Dib uga qarxay Galkacyo Yaase Masuuliyaddiisa qaadayo???

no responses
Tuesday October 11, 2016 - 9:08 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Maamulka Galmudug ayaa ka Hadlay Dagaalkii Shalay ka dhacay Galbeedka Magaalada Galkacyo kaasi oo u dhaxeeyay Ciidamo ka tirsan Maamulada Galmudug iyo Puntland.

Gudoomiye ku Xigeenka Dhanka Siyaasada iyo Amniga Maamulka Gobolka Mudug Cabdi xusen Maxamed Ayaa ka hadlay Dagaalkii shalay dib u Bilowday iyo Cida Masuuliyadeeda qaadeysa Dagaalkaasi.

Guddoomiye ku xigeenka ayaa Intaasi ku daray in Ciidanka Puntland ay kusoo duullen Fariisin ay ku suganyihiin Ciidanka Galmudug Iyaguna ay is difaaceen dagaalkana uu sidaasi ku bilowday.

Maamulka Puntland ayuu ku eedeyay in ay jabisay Heshiiskii Xabad joojin ee Odayaasha Labada dhinac ay isku Afgarteen .

Halkaan Hoose ka Dhageyso Codka