Dhageyso: Faah faahin ka soo baxeysa Gawaari lagu gubay Duleedka..

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa gaadiid   lagu gubay deegaanka Lafoole ee Duleedka Magaaladda Muqdisho.

Sida ay inoo xaqiijiyeen dadka deegaanka rag hubeysnaa ayaa gaadiidkaan gubay,waxayna sidoo kale dileen 3-ruux oo la socotay.