Somali News

Dhageyso:-Duqa Muqdisho Oo Baaq U Diray Ganacsatada Iyo Shacabka

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa faray Waaxaha Maamulka Gobolka, Dowladda Hoose ee Xamar iyo Guddoomiyeyaasha Degmooyinka fulinta qodobadii iyo talooyinka horumarineed ee kasoo baxay Shirka Tubta Horumarinta Gobolka Banaadir ee qabsoomay, kaas oo goob joog uu ku ahaa Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo taliyeyaasha Ciidanka Booliska iyo Asluubta.

Guddoomiyaha ayaa bogaadiyey dadaalka joogtada ah ee howlwadeennada Gobolku ay ku xaqiijinayaan fayo dhowrka iyo bilicda Caasimadda oo bilihii la soo dhaafay isbaddel weyn lagu sameeyey.

 

 

 

Related posts

DHAGEYSO: Puntland iyo Maamulka DDSI oo Go’doomiyay Galmudug

admin

Dhageyso: Guddoomiyaha guddiga qaban qaabada shirka dib u heshiisiinta Galmudug Baadiyow Oo Beeniyey Eedeymo Loo Jeediyey

admin

TOP NEWS: Waxbadan ka Ogoow Socdaalka Xasan Shiikh ee Maanta uu ku tagay Magaalada Kismaayo

Tifaftiraha K24