Animation

Dhageyso: Dibad-abxyo xoogan oo farmaajo lagu taageeraayo oo Cawada Muqdisho dhan qabsaday

no responses
Wednesday February 8, 2017 - 5:19 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Magaalada muqdisho waxaa ka bilowday banaanbaxyo aad u xoogan oo lagu taageeraayo madaxweynaha jamhuuriyadda soomaliya mudane maxamad c/llahi farmaajo.

Dibad-baxyo lagu taageeraayo madaxweynaha ayaa waxa ay hada ka socdaan dagmooyinka gobolka banaadir.

Banaanbaxayaal badan ayaa is qabsaday madaxtooyada ilaa isgooyska florance ee warta-nabada dadka ayaa ku qeylo dhaaminaya soo dhawoow farmaajo soo dhawoow farmaajo.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Dagmada hiliwaa waxaa kaloo laga soo sheegaya in dibad-bax xoogan uu ka bilwoday oo farmaajo lagu taageeraayo .

Dagmooyinka kale ee gobolka banaadir waxaa si isku mid ah uga bilwoday banaanbax oo farmaajo lagu taageeraayo.

Halkaan ka dhageyso sawaxanka banaanbaxayaasha

 

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.