Animation

Dhageyso: Dagaal Xoogan oo Ciidamada Dowlada iyo Alshabaab ku dhexmaray Dagmada Tiyeegloow Ee Gobolka Bakool

no responses
Tuesday November 15, 2016 - 2:49 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Dagaallo culus ayaa maanta ka dhacay agagaarka magaalada Tiygelow kadib markii maleeshiyada ururka Al-Shabaab ay iska caabin culus kala horyimaadeen ciidamada dawladda Soomaaliya oo doonayey inay dib u qabsadaan magaalada kadib ka bixitaankii ciidamada Itoobiya ee bishii hore.

Khasaaraha dhabta ah ee dagaallada maanta dhacay ayaan weli caddayn Waxaana Labada Dhinac ay kala sheeganayan in qasaaro ay isu geesteen.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Taliyaha ciidamada dawladda ee Gobolka Bakool Jeneral Xasan Isaaq Cumar “Xasan Baydhaba” oo Wareysi siiyay Laanta Afka soomaliga ee VOA ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada Dowlada ay isaga soo baxeen Tiyeegloow wuxuuna xusay in Xeelad Dagaal ay Magaalada uga soo baxeen.

Taliyaha ayaa la weydiiyay Cida hada Magaalada Gacanta ku heysay wuxuuna ku jawaabay in Magaalada ay faro marantahay oo Hada aysan Cidna maamulin.

Halkaan Hoose ka Dhageyso Wareysiga 

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.