Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Maqaalo iyo Warar Somali News Top News Xulashada K24

Dhageyso: Dabley Hubaysan oo goordhaweyd  Dil Ka Geystay Degmada Dharkenley.

Dabley ku labisnaa Dareeska Ciidamada Dowladda, kuna hubeysnaa Bastoolad ayaa Qof la sheegay in uu watay dhar shacab ah waxa ay ku dileen Degmada Dharkenley ee G/ Banaadir.

Goobjooge lahadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Raggaasi oo 2 ahaa inta aysan dilin Marxuumka ay ku wateen Mooto, kuna Toogteen Naxwaaxiga Kaamka Badbaado ee Degmadaasi Dharkenley.

Dhanka kale Meydka Marxuumka ayaa lagu wareejiyay Lamaaha Ammaanka oo baaritaano ku hayo qaabka uu u dhacay dilkaasi.

Related posts

XOG: Xisbiga Ucid Oo Xaqiiqo Badan Oo Warancade Ka Careysiisey, Gaafowna Ka Farxisey Shaaca Ka Qaadey!!

admin

Beledweyne: Kooxo Hubeysan oo Xalay Fal Argagax leh ka Sameeyay Xaafada Xaawo Taako ee Damada Beledweyne

admin

Daawo: Booliska Magaalada Ottowa ee Dalka Canada oo helay Meydka Laba Gabdhood soomali ah oo Isla dhashay

Tifaftiraha K24