Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Dhageyso: C/wali Gaas oo Weerar culus ku qaaday Beesha Caalamka Xili uu cadeeyay in ay………

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamad Cali gaas ayaa eedeyn kulul usoo jeediyay Beesha Caalamka oo ka gaabiyay wax ka qabashada Abaaraha ka jira qeybo kamid ah dalka soomaliya.

Gaas wuxuu xusay in Beesha Caalamka ay dhowr jeer kala hadleen in Gurmad ay usoo fidiyaan dadka ay saameynta ku yeelatay Abaaraha Balse ay beesha Caalamka iska indho tirtay in ay Jawaab ka bixiso Codsigaasi.

“Beesha Caalamka Dhowr jeer ayaan la hadalnay Balse jawaab kama aynaan helin waxaana marwaliba ay dhaq dhaqaaq iyo dadaal sameeyaan markii Abaarta ay gaadho Halkii ugu xumeyd oo aan waxba laga qaban karin” ayuu yiri Gaas.

Gobolo ku yaala Bartamaha iyo Koonfurta Soomaliya waxaa halakeeyay Abaaro xoogan oo sameeyn ku yeeshay Dadka iyo duunyada ku nool Goboladaasi waxaana jirin Cid ilaa iyo hada isku howshay in Dadkaasi ay u sameeyaan Samatabixin dhab ah.

Halkaan Hoose ka Dhageyso

Related posts

Dhagayso:- Gudoomiye Jawaari oo ka Hadlay Arimaha Heshisiinta Gal-Mudug iyo Ahlusunna

Tifaftiraha K24

Banaan baxyo ka socda Magaalooyinka ugu waaweyn Maamulka Galmudug.

admin

DAAWO: Siyaasiyiin iyo cuqaal ka hadashay dilkii lagula kacay Saraakiil kka mid ah Ciidamada Maamulka.

admin