Somali News

Dhageyso: C.rashiid Xidig “Doorashada Jubaland Waxaa Af-duubtay Axmed Madoobe.

Cabdirashiid Maxamed (Xidig) oo ka mid ah Musharraxiinta doorashada dowlad goboleedka Jubbaland, sidoo kalena ah Xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ayaa eedeyn culus u jeediyey Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).

Xidig ayaa sheegay in Axmed Madoobe ay u afduuban tahay habraacyadii doorashada iyo nidaamka sugidda amniga, sida uu hadalka u dhigay, Wuxuuna hoosta ka xariiqay in Madaxweynuhu uu ka shaqeynayo kaliya sidii markale loo soo dooraan lahaa.

HALKAAN KA DHAGEYSO:

Related posts

Qaar kamid ah Musharaxiinta Maamulka Galmudug oo qaadacay ka qayb galka.

admin

Baarlamanka Dalka oo maanta yeelenaya kala fadhigiisa Lixaad.

admin

TOOS: Shirka london oo lasoo gaba gabeeyay iyo shir jaraa’id oo hada ay qabanayan madaxa…..

Tifaftiraha K24