Somali News

DHAGEYSO: Barnaamijkii xulka wareysiyada ee Radio VOS 26-11-2015

Waxaa halkan idin kusoo gudbineynaa barnaamijka xulka wareysiyadda ee Radio VOS kaasi oo aad habeenkasta ka dhageysataan idaacada VOS, waxaana caawa oo uu xog badan xambaarsan yahay inoo soo diyaariyey islamarkaana inoo soo jeedinaya Mahad Xasan Diini.

Barnaamijkan ayaa waxaa inta badan lagu falanqeeyaa wararkii iyo dhacdooyinkii ka dhacay dalkeena iyo xitaa dunida inteeda kale. Waxaana lagu wareystaa dadka markaasi loo arko inay ka hadli karaan dhacdo markaasi dhacday.

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA XULKA WAREYSIYADDA VOS 26-11-2015 BY MAHAD DIINI.

Wixii aad tallo, fariin iyo su’aal qabto waxaa inoogu soo aadin kartaa emailka hoose ku qoran:

Email: vosnews1@gmail.com

Related posts

Madaxweynaha Gal-mudug oo Fariin u Diray Puntland

admin

Axmed Madoobe xaalkiisu saan ayuu ku danbeeyay..

admin

Daawo: Muxuu kusoo dhamaaday kulankii dhexmaray wasiirka arimaha dibadda jarmalka iyo ra’isul wasaare kheyre??

Tifaftiraha K24