Animation

DHAGEYSO : Barnaamijka xulka wareysiyadda Radio VOS oo xiiso leh

no responses
Friday November 6, 2015 - 2:54 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Barnaamijka xulka wareysiyadda Radio VOS oo habeenkasta aad dhageysataan ayaa caawa waxaa uu inooga imaanayaa xarunta  VOS ee Cabudwaaq ee Galgaduud.

 

Waxaa soo saaray  oo nala socodsiiya  Cumar Laki Man, iyaddoo  uu kusoo  qaato  dhacdoonyinka dalka iyo dibadda.

Qoddobada  aad ku maqleyso  waxaa ka mid ah:

 

  1. Maamulka  Ahlusuna  oo qaadacay  maamulka Galmudug  ka sameysay  Cabudwaaq.
  2. Baledxaawo  oo xog  badan  laga soo saaray  weerarkii  Al-Shabaab.
  3. Siyaasi  Daahir  Ciiro  oo ka hadlay  xariga  loogu  geystay Puntland.
  4. Wasiirka warfaafinta  oo ka hadlay  mustaqbalkisa  siyaasada.
  5. Amaro  la dul  dhigay  hotelada  Jowhar.
  6. Saraakiisha  ciidanka  Goobweyn  oo ka hadlay  weerarka  uga yimid  ciidankooda dhanka  Jubbaland  iyo  Kenya.
  7. Siyaasi  Maxamuud  Aden  oo ka hadlay  shirka  Kismaayo  uga furmi  doono  siyaasiyiinta  Jubbaland.
  8. Odayaasha  Galmudug  iyo  Puntland  oo shir  ku yeeshay  Galkacyo.
  9. Wasiirka  warfaafinta  Koonfur  Galbeed  oo ka warbixiyey  hanaanka  xulista  baarlamaanka  maamulkaasi.

 

Dhamaan  qoddobadaasi  iyo kuwa kale ayaa ku maqli doontaa barnaamijka xulka wareysiyadda Radio VOS ee dhageyso  oo yuusan  ku dhaafin.

 

Halkan ka dhageyso barnaamijka xulka wareysiyadda Radio VOS

Facebook Comments