Animation

DHAGEYSO : Barnaamijka xulka wareysiyadda Radio VOS oo xiiso gaar ah leh caawa.

no responses
Tuesday November 3, 2015 - 10:43 under Breaking News by admin
mqdefault
Spread the love

Barnaamijka xulka wareysiyadda Radio VOS oo habeenkasta aad dhageysataan ayaa caawa waxaa uu inooga imaanayaa xarunteena magaalada Cabudwaaq. Waxaana ku maqli doontaan  qoddobadaasi hoos ku qoran :

 

  1. Nabaddoonada  Jubbaland  oo ka hadlay  maamulka Jubbaland.
  2. Farmaajo  oo ka hadlay  sababta  ay Al-Shabaab  wareero  uga fuliyaan  Muqdisho.
  3. Odayaasha  dhaqanka  Muqdisho  oo la dardaarmay  duqa  cusub  ee  Muqdisho.
  4. Ree Balcad  oo siweyn  u dhaliilay  wasiirka  arrimaha  guddaha  Soomaaliya.
  5.  Puntland  oo ka hadlay  dabeylo  ka dhacay  deegaan xeebeedka  Puntland  kuwaasi  oo qasaaro  geystay.
  6. Madaxweyne kuxigeenka  Puntland  oo isagana  eedeeyey  hay’adaha  samafalka.

Waxaa barnaamijkaasi oo xiiso  badan  inoo soo jeedinaya  Cumar Laki Man  oo ku sugan  magaalada Cabudwaaq xarunta  ay Radio VOS  ku leedahay.

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA XULKA WAREYSIYADDA RADIO VOS EE CAAWA. 

logokis2

Facebook Comments