Somali News Top News

DHAGEYSO : Barnaamijka xulka wareysiyadda Radio VOS 07-12-2015 Cumar Laki Man

Waxaa halkan idin kusoo gudbineynaa barnaamijka xulka wareysiyadda ee Radio VOS kaasi oo aad habeenkasta ka dhageysataan idaacada VOS, waxaana caawa oo uu xog badan xambaarsan yahay inoo soo diyaariyey islamarkaana inoo soo jeedinaya Cumar Laki Man.

Barnaamijkan ayaa waxaa inta badan lagu falanqeeyaa wararkii iyo dhacdooyinkii ka dhacay dalkeena iyo xitaa dunida inteeda kale. Waxaana lagu wareystaa dadka markaasi loo arko inay ka hadli karaan dhacdo markaasi dhacday.

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA XULKA WAREYSIYADDA VOS 07-12-2015 BY Cumar Laki Man. 

Wixii aad tallo, fariin iyo su’aal qabto waxaa inoogu soo aadin kartaa emailka hoose ku qoran:

Email: vosnews1@gmail.com

Related posts

XOG: Muran salka ku haya Madaxda sare oo ka taagan Maamulka sare ee Wasaaradda Maaliyadda SOMALIA, Iyadoona…………………………….

Tifaftiraha K24

Xariga Anthony COX iyo xurgufta u dhaxeysa DF Somalia iyo shirkada SKA?

Mohamed Abdirashid Abaajo

TOP NEWS: Dhageyso Safiirka Turkiga u Fadhiya Soomaliya oo Ka Hadlay Dhaqaalaha ay Bilwaliba siiyaan Dowlada Federaalka iyo Saldhig milatari oo la sheegay in Muqdisho ay Ka furanayaan

Tifaftiraha K24