Dhageyso: Askarigii Somaliga ahaa ee Gabadha Cadaanka ah Toogtay oo damaanad lagu siidaayay.

0

Dalada ay ku midaysan yihii Ciidamada Booliska maraykanka ee asalkoodu ka soo jeedo Dalka somaliya ee Gobolka somalidu ay kubadantahey Minnesoto loona soogaabiyo (SAPA) Ayaa sheegay in ay kawalaacsan yihiin eedaha lagu soo oogay Maxamed Nuur oo ahaa Askari horay uga tirsanaan jiray Ciidamada Booliska Maraykanka ee Gobolka Minnesoto.

Maxamed Nuur ayaa lagu tuhunsanyahay dilka haweeneey caddaan ah oo sannadki hore lagu toogtay magaalada Minneapolis ee goboka Minnesota. Maxamud oo ay boolisku xireen ayaa xalay dammaanad lagu sii daayay.