Dhageyso: Amar Culus Oo La Dhul-Dhigay Shacabka Magaalada Baydhabo.

0

Shir jiraa’iid oo magaalada Baydhabo ay ku qabteen Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha mamulka Koonfur-galbeed Mukhtaar Maxamed Guuleed iyo guddoomiye ku xigeenka Baydhabo Aadan Carab amar Wasaaraddu ay ku soo rogtay shacabka Baydhabo inta lagu guda jiro maalmaha ciidul-adxa.

Wasiirka xanaanada Xoolaha Mukhtaar Mukhtaar Maxamed Guuleed ayaa sheegay in magaalada Baydhabo aan lagu qali karin Xoolo aan soo marin baaritaanka caafimaad ee wasaaradda si loo ilaaliyo caafimaad qabka dadka.