Dhageys: Guddoomiye Yariisow Oo Fariin U Diray Siyaasiyiinta.

0

Waxaa xalay xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar lagu qabtay munbaasabad lagu abaal marinayay guuleystayaashii tartanka Orodka Gaaban ee Muqdisho Mini Marathon oo Jimcihii lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Munaasabadda waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan Golaha Aqalka Sare, wasiirka dhilinyarada iyo Ciyaaraha, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo bahda Sportiga ee dalka.

Guddoomiye Yariisow ayaa mahadcelin, kadib fariin u diray siyaasiyiinta ka aragti duwan DFS, waxaana uu ku booriyay in ay ka qeyb qaataan xasilinta amniga dalka.

DHAGEYSO: