Animation

Dhagayso:Warbixin:Wasaarada Caafimaadka Maamulka Galmudug Oo Dawo Gaarsiisay Isbitaalka Dhimirka Caabudwaaq Iyo Amaan Hospital

no responses
Tuesday November 22, 2016 - 8:46 under Somali News by cabudwaaq
mqdefault

Wasaarada Caafimaadka Maamul Goboleedka Galmudug ayaa Maanta Dawo Gaarsiisay Qaar ka mid ah isbitaalada ku yaala Magaalada Caabudwaaq gaar ahaan Isbitalka Dhimirka ee Shifo Mental Hospital iyo Isbitaalka Amaan Hosbitaal.

Wasiiro Dowlaha Wasaarada Caafimadka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Ku wareejiyey Maamulada labada isbitaal Dawooyin isugu jira qaybo badan waxaana uu sheegay in ay tahay bilow fiican ee wasaarada caafimaadku ay wax kaga qabanayso baahida dhinaca cafimaadka ah ee ka jira deegaanada Galmudug isagoo sheegay in sanadka cusub ay jiraan qorshaal u dagsan wasaarada Caafimaadka.

img_0059img_0028img_0035

HOOS KA DHAGAYSO WARBIXINTA BASHIIR YUSUF NADAARA