Animation

Dhagayso:Waraysi Gudoonka Waxbarashada Gobolka Galgaduud Ee Maamulka Galmudug Cabdulahi Colaad Oo ka hadlay kulan ay la qaateen Hay’adaha Turkiga Ee Jooga Magaalada Muqdisho.

no responses
Sunday November 6, 2016 - 3:39 under Somali News by cabudwaaq
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Gudoonka Waxbarashada Gobolka Galgaduud Ee Maamulka Galmudug Cabdulahi Colaad Oo ka hadlay kulan ay la qaateen Hay’adaha Turkiga Ee Jooga Magaalada Muqdisho.

20161101_152653

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Cabdulahi Colaad oo ah Gudoonka waxbarashada Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug ayaa ka warbaxshay isagoo ku sugan magaalada Muqdisho kulan dhexmaray Wasiiro ka tirsan Maamulka Galmudug oo ay ugu horeeyso Wasaarada Waxbarashada ee Maamulka Galmudug Hay’adaha dowlada Turkiga ee Jooga magaalada Muqdisho kuwaasi oo ay kala hadleen arimo badan oo ay ka mid tahay sidii dadka kasoo barakacay colaada magaalada Gaalkacyo loogu gurman lahaa islamarkaana la gaarsiin lahaa gurmad deg deg ah iyo sidoo kale sidii dadka ay ka xirmeen iskooladii waxbarashada ee u baro kacay duleedka Galkacyo iyagana looga saacidi lahaa in ay dib u bilaabaan waxbarashadii.

Cabdulaahi Colaad aya sidoo kale baaq u diray dhinacyaada ku dagaalamaya Magaalada Galkacyo in ay joojiyaan Colaada islamarkaana ay shacabkooda u naxaan wixii khilaaf ah ee jirana si nabad galyo ku jirto lagu dhameeyo

HOOS KA DHAGAYSO WARAYSIGA C/LAAHI COLAAD GUD-WAXBARASHADA G-GALGADUD

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.