Somali News

DHAGAYSO:Somaliland oo xaaladii ugu darnayd maraysa & Shir lagu baaqay

Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in meeshii ugu xumayd ay marayso xaalada Somaliland isla markaasna ay kulan ka yeelan doonaan arimahaasi xibiyada mucaaradka ah ee ka jira deegaanada Somaliland.

Isaga oo ka hadlayey xaaladda Somaliland ayuu sheegay in Somaliland ay marayso marxalad aan laga filayn isla mar ahaan taana ay Somaliland tegi doonto, isagoona xusay in wel wel ay gelinayso xaaladaasi xisbiyada iyo shacabkaba.

Related posts

SAWIRO: Diyaarada Itoobiyan Airlines ee Caalamiga ah oo markii ugu horeesay ka degtay Garoonka Magaalada.

admin

Wasiirkii hore ee A/Dibada oo sheegtay in Somalia ay kala qaateen Dalal Shisheeye

admin

War Cusub: Maxaadan Ogeyn oo Xasan shiikh uu ka yiri Doorashadii Guddoonka Aqalka Sare iyo xubnaha ku guuleestay??

Tifaftiraha K24