Animation

Dhagayso+Sawiro:- Wasiiro Katirsan Maamulka Gal-Mudug oo Booqday Xeryo Barakacayaal

no responses
Sunday November 15, 2015 - 7:51 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

asiirada Haweynka iyo Xaquul insaanka Galmudug iyo Wasiirka Daryeelka Naafada Galmudug ayaa maanta Oo Sabti ah Kormeer ku tagay Qaar ka mid ah xeryaha Barkacayaasha ee Magalada Gaalkacyo kadib Markii mudooyinkii dambe qoysaska Danyarta ay ka cabanayen Dhibaatooyin la xariira Xaga Nolosha.

Wasirada ayaa dhinac kale ku amaray Haayadaha Samafalka in Gar gaar deg deg ah ay la soo Gaaraan qoysaska Barkacayasha ee Mgalada Galkacyo,halkaas oo ay fariin ugu direen hay”adaha samafalka.
137

138

147

215

311

410

612

712

811

1010

1210

Facebook Comments