Animation

Dhagayso+Sawiro:- Madax Ka Socday Shirkad Shiinays ah Oo Kormeer Kula Bixyay Wadadada Isku Xirta Cabudwaaqiyo Hobyo

no responses
Tuesday November 10, 2015 - 2:51 under Breaking News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Wafdigan Ka socday Shirkada Shiinayska ah ee Maanta Gaaray Magaalada Cadaado Ayaa Durba indho in dhayn kutagay Wadada isku xirta Cadaado iyo Dagmada Hobyo ee Gobolka Hobyo taasi oo kusabsanayd qaabka loo dhisi karo wadaasi isku xirta labada magaalo ee muhiimka u ah Galmudug.
Kormeerka Waxaa Kuwehliyay Madaxdaan Wasiiro katirsan Galmudug kuwaasi u kuur galay qaabka ay howshaasi ay usocotay,iyo Waliba hormarada lataaban karo ee kajira deganada Dowladda Gal-Mudug.
kormeerka kadib ayaa madaxa ugu sareeya injeerada kasocday shirka shiinayska ah waxa uu sheegay wadadaani in ay muhiim utahay dhismaha dakada hobyo iyo dhamaan shacabka soomaliyeed ee galmudug.

 
Sido kale Wasiirada Galmudug qaar kamid ah oo kamid ahaa Wafdiga ayaa sheegay inay ku faraxsanyihiin wafdigan yimaday deganada Galmudug.

 

Hoos Kadhagayso Warbixin ka hadlaysa wafdigan yimid galmudug

1 12 11 10 8 7 6 5 4 3 2

Facebook Comments