Somali News Top News

Dhagayso+Sawiro:-Deeqo Jabriil oo Kawarbixiysay Waxqabadkeeda iyo Xirirka PL iyo Maraykanka

Guddoomiyaha ururka Community & Cultural Associations ee Magaalada Boston ee cariga maraykanka oo ah urur howlo badan ka qabtay dalka Maraynka Deeqo Jibril Jaamac oo waraysi siisay warsidaha k24 ayaa ka warbixisay wax qabadyada ururka iyo guulaha uu gaaray.

Deeqo Jibriil oo ah hormuudka ururkaan ayaa sheegtay in uruurkeedu uu u doodo xuquuqda soomaalida ku dhaqan maraykanka,deeqo waxaa ay xabsiga ka sii daysay dhalinyaro badan oo oo ku jiray xabsiyda maraykanka,waxaa ay sidookale isku xir u samaysay booliska iyo dhalinyarada soomaaliyeed oo dhibaato kala kulmi jiray booliska maraykanka.

Deeqo ayaa sidookale ku guulaysatay in xafiiska maayarka magaalada Boston ay shaqaale ka noqdaan dhalinyaro soomaali ah waxaa sidookale ay ku guulaystay in markii ugu horaysay ay booliska Boston kamid noqdaan dhalinyaro soomaaliyeed.

Deeqo jibriil ayaa sidookale la kulantay Madaxweynaha Maraykanka Brack Obama iyo Madaxweyne kuxigeenka dalkaasi waxaa ay kala hadashay in dalka maraykanka ay ku nool yihiin soomaalida badan oo ay yihiin dad maraykan ah oo xuquuq kuleh dalka waxaana ay intaa ku dartay inay madaxda maraykanku ka aqbaleen arimihii ay u soo bandhigtay.

Deeqo ayaa sidookale waxaa ay ka shaqaysay sidii lays kugu xiri lahaa Booliska Boston iyo Booliska Puntland waxaana ay kulan u samaysay saraakiisha Booliska Boston iyo Wasiirka arimaha Gudaha Puntland Axmed Cilmi Cismaan Axmed Karaash oo booqasho ku jooga dalka maraykanka waxaana ay isla meel dhigeen sidii layskugu xiri lahaa booliska Boston Halkaan ka dhegeyso Waraysiga DeeqoDeeqo JibriilFB_IMG_1449855476148 (1)

FB_IMG_1449855483815

FB_IMG_1450163273221

Related posts

Daawo: Guddoomiye Thabit oo Indhahiisa kusoo arkay wixii ka dhacay Guriga Senator qeybdiid

admin

R/W hore Saacid Farax oo ka hadlay hishiiska Gaalkacyo iyo dagaalkii ka horeeyey.

admin

Daawo: Wasiir bayle oo soo bandhigay korodhka dhaqaale ee dekedda iyo garoonka kusoo kordhay mudo ku siman…..

Tifaftiraha K24